abyadcali Comment:0 Category: Date: May 4, 2022

Buuggii aan dalbaday wa la isoo gaarsiiyay!

Nasiye Books, waxaan ka dalbday buug isla markiina waa la isoo gaarsiiyay, waan ooga mahadcelinayaa sida wanaagsan ee aad iila shaqeyseen. gaar ahaan macamiisha Gaalkacyo.