abyadcali Comment:5 Category: Fan Date: May 27, 2023

Maxay Nasiye Books kaga duwantahay goobihii buugta lagu gadi jiray ee soo jireenka ahaa

Waqtiga hada la joogo waxa aad isu badashay nolosheena iyo qaabka aan u nool nahay casrigan cusub waxaa kusoo biiray Tiknoolajida. Waxaana ooga faaidaysan karnaa tiknoolajiyada siyaabo kala duwan.

Nasiye Books waa isku xiraha akhristaha iyo buugta, waxaadna ka heli kartaa buug ku qoran Af-Soomaali iyo ku qoran English labadaba. Waxaad wax ooga soo dalban kartaa qaab Online ah adiga oo jooga gurigaaga ama goobta shaqada.

5 thoughts on “Maxay Nasiye Books kaga duwantahay”

    • Donec scelerisque consectetur posuere. Curabitur egestas molestie lorem sed pharetra. Nullam eu orci at nunc dictum rhoncus at vitae dui.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *